Sunday, May 20th, 2012

Somaliland News

Somaliland-Flag-ready

Xuska Munaasibada 18 May Oo Maanta Si Weyn Looga Dabaal Degay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (HAWD) Xuska Sanad guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay ku dhawaaqistii Qaranimada Somalilad ayaa maanta si weyn ...
dhagaweyne

Mujaahid Dhago-weyne Oo soo ban dhigay Sirro Ay Wadaageen Madaxwayne Siilaanyo Wakhtigii Ay isku Xisbiga ahaayeen

Hargeysa (HAWD) Guddoomiyaha urur Siyaasadeedkii Hadhay ee UDHIS Mujaahid Ibraahim Dhago-weyne ayaa daaha ka rogay Sirro Uu Ka ...
ummadda

Xafaladdii Daahfurka Ururka Umadda ee Wadanka Finland

Helsinki(HAWD) Waxaa shalay magaaladda Helsinki ee wadanka Finland ka dhacay xaflad loogu daahfurayey urur siyaasadeeedka Umadda laantiisa wadanka ...
Breaking_News

Xaafad Bariga Magaaladda Hargaysa Oo Saaka Rabshado Ka Dhacay Sababeen 9 Qof Oo Dhimasho Ah Iyo Laba Dhaawaca

Hargaysa- (hawd) Rabshado ka bilaabmay dhul ku yaala warshadii kabista ee Xaafadda New Hargaysa ayaa dagaal ku dhex ...
dil

DIL FOOL XUN OO KA DHACAY HABEEN HORE MAGAALADA BURCO

Waxaa ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee ay gacan ka xaqdarani ku dishay gudaha magaalada Burco abaaro habeen hore  ...
samsam

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Samsam Cabdi Aadan oo Kormeer ku maraysa Goboladda Bari ee Somaliland

Burco(HAWD) Wasiirka Waxbarashada Jsl. Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Wafti balaadhan oo ka kooban Wasarada waxbarashada ayaa kormeer ...
buur madoow

Boqor Buurmadow oo diiday maanta inuu Maxkamadda horyimaado

Hargeysa(HAWD) Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow oo ay mudaysnayd maanta Dacawadiisu in ay ka sii socoto maxkamadda Gobolka ...
WARANADE

Warsaxaafadeed Uu Cali Warancadde Caawa Soo Saaray

JAMHUURIYADA SOMALILAND WAR-SAXAAFADEED. HARGEISA. 4.5,2012 YAA KA DAMBEEYA SHIRQOOLADA KA DHANKA AH MADAXBANAANIDA SOMALILAND.
madaxweyne-and-wasiir

Madaxweynaha Jabuuti oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland

Jabuuti (HAWD)- Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed C/laahi ...
SOMALILAND USA

Madaxwayne Siilaanyo oo Qaabiley Wefti ka kooban 6 Xubnood oo uu hogaaminaayo ku xigeenka u qaybsamaha Arriamaha Somaliland iyo Soomaaliya ee Safaarada Nairobi ee Dalka U.S.A

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Gelinkii hore xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka ...
Dr  Maxamed Cabdilaahi Cumar

Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay sheegtay in aanay ka qayb galayn shirka bisha soo socota lagu qaban doono wadanka Turkiga

Hargeysa(HAWD)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay sheegtay in aanay ka qayb galayn shirka bisha soo socota lagu ...
dhegaweyne-1

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UDHIS “Siilaanyo isagaa UDHIS reebaye halkay la gasheynu eegi”

Hargysa(HAWD)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka xukumada siilaanyo reebtay ee UDHIS Mujaahid Ibrahin Cabdilahi Xuseen Dhegayweyne ayaa shaaca ka qaadey in ...
MDG : Hargeisa , capital of Somaliland

Salaadiin Madaarka ka Duulaysay oo la xayiray iyo Wasiir Duur oo Booliiska ka fur-furay

  Hargeysa(HAWD) laba Suldaan oo ka mid ah Salaadiintii soo saartay Go’aanka lagu mamnuucayay in ay Madax dhaqameedka iyo ...
Shariif-Xeefow

Gudoomiyaha Golaha Fulinta ee Ahlusuna oo si Cad uga soo hor jeestay Dastuurka

Sheekh Maxamuud Yuusuf Xeefow ayaa si kulul u sheegay in uu ka soo hor jeedo Dastuurka
suudi yalaxow

Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow “ Qofkii Dastuurka ka Hor yimaado waa Spoilers (Qaswade) ayaa la Yiri waana la Xiraa, aniga hala Ixiro

Odayaasha Saraakiisha, Xildhibaanada, Siyaasiyiin, ka soo jeeda Beelaha Hawiye ayaa markale Waxay qaadaceen Dastuurka Qabyo Qoraaleedka ee lagu ...

Somalia & World News

shariif

Madaxweynaha somalia sheekh shariif oo goor dhawayd ka Duulay Nairobi oo uu Transit ku ahaa 3-Saac Maraykanka oo uu ku sii jeedo

waxaa goor dhawayd ka duulay garoonka Joma kenyate ee magaalada Nairobi madaxweyne shariif iyo Xubno la socday oo ...
Faroole

Madaxweyne Faroole “ waxaan u sheegayaa odayaasha shirka ka Qeybgalaya ee ka socda Puntland in ay shirka ka baxaan

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan faroole ayaa amar ku siiyay odayaasha dhaqanka beelaha Puntland ee jooga magaalada Muqdisho ee ...
shabaab-qof-dilaya

Kooxo hubaysan oo saacadihii la soo dhaafay dilal ka gaystay magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay ka dhaceen magaaladaas.
JIMCAALE

Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Dowladda Puntland Dr. Cabdi Xassan Jimcaale oo goor dhawayd Geeriyooday

Waxaa maanta Geeriyooday Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Dowladda Puntland Dr. Cabdi Xassan Jimcaale.
Somali-Embassy-in-Zambia-

Booliska wadanka Zambia ayaa albaabada isugu dhuftay Safaarada Dowlada Soomaaliya ay ku leedahay Caasimada Zambia ee Lusaka

Xiritaanka safaarada ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib is qabqabsi xoogan uu mudooyinkii la soo dhaafay uu ka ...
Hillary Clinton, Sheik Sharif Sheik Ahmed

Madaxweyne shariif oo saacadaha soo socda gaaraya USA iyo Qorshaha Road Map-ka oo Maraynaka

Wararka ka imaanaya Wadanka kuwait ayaa sheegaya in madaxweyne shariif lagu wado in saacadaha soo socda uu halkaas ...
kmg

Afhayeenka Xukuumada KMG oo ugu hanjabay dadka ka soo hor jeeda Dastuurka in la Xir Xiri doono

Xili maalmihii la soo dhaafay ay soo baxayeen Warar sheegaya in dadka ka soo hor jeeda dastuurka ay ...

sports

Man City

caawa yaa ku Guulaystay Koobka, Laba gool ay dhaliyeen Eden Dzeko iyo Segio Aguero aya waxay kooxda Manchester City u suura galisay inay horyaalka Premier League ay ku guleystaan 44 sano ka dib

Laba gool ay dhaliyeen Eden Dzeko iyo Segio Aguero aya waxay kooxda Manchester City u suura galisay inay ...
FIFA

Gudoomiyaha xiriirka kubada cakta aduunka ee loo soo gaabiyo FIFA Joseph S. Blatter ayaa uga tacsiyeyey umada Soomaaliyeed

Gudoomiyaha xiriirka kubada cakta aduunka ee loo soo gaabiyo FIFA Joseph S. Blatter ayaa uga tacsiyeyey umada Soomaaliyeed ...
manchester

Manchester United oo saddex dhibcood oo nadiif ah ku hogaamineysa horyaalka Premier Legau

Kooxda Man United ayaa saddex dhibcood oo nadiif ah ku hogaamineysa horyaalka Premier Legau kadib markii ay xalay ...
arsenal

Arsenal oo xalay ku tumatay AC Milan

Arsenal ayaa u soo dhawaatay inay soo nooleyso rajadeeda Champions League lakiin seddex gool iyo waxba ay kaga ...
Lionel-Messi

Dhacdadii Uu Pepe Gacanta Kaga Istaagay Lionel Messi Oo Noqotay Mid Hareysay Kulankii El Clasico.

Waxaa aad la isla dhexmarayaa dhacdadii uu ciyaaryahanka kooxda Real Madrid Pepe uu gacanta kaga istaagay Lionel Messi, ...

IMAGE OF THE DAY

samsam

Wararkii ugu dambeeyay

Somaliland-Flag-ready

Xuska Munaasibada 18 May Oo Maanta Si Weyn Looga Dabaal Degay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (HAWD) Xuska Sanad guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay ku dhawaaqistii Qaranimada Somalilad ayaa maanta si weyn looga xusay Guud ahaan degmooyinka iyo Tuulooyinka ay ...

Maqaalo / ARTICALS

Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!! Qaybtii 4aad by Mingiste

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!! Qaybtii 4aad    by ...
uur

ILmaha Ku Jira Uurka Hooyada ka soo Jeeda Dunida koowaad, Waxa uu Dayn dulsaar ah ku leeyahay 12 Carruur ah oo ku nool Dunida saddexaad.

Dhibaatada Africa loo Gastay iyo Daynta loo Haysto. ...
bidaar

Bidaartu Ma Cudur-baa Mise Waa Calaamadaha Da’da? Waa Su’aal u Baahan In Si Cilmiyeysan Looga Jawaabo

Cilmi Baadhid ku Saabsan Bidaarta...........Bidaartu ma aha cudur ...
Abdirahman A Farah (maraaci)

URURKA WADANI wuxuu aamin sanyahay si aynu u gaadhno himilooyinkeena in loobaahan yahay ilaalinta caddaaladda, xuquuqda wadaniyiinta,iyo inloosinaado fursadaha kajira dalka Somaliland.py:Abdirahman A FARAH (MARAACI)

URURKA WADANI  wuxuu aamin sanyahay si aynu u ...
Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!! Qaybtii 2aad By Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!!  Qaybtii 2aad By ...
Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya.   Qaybtii 1aad by mingiste

    Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya.                       Qaybtii 1aad (Somaliland waxaa ka muuqda  deg deg aad u weyn,kaasoo umuuqda in uu la mid yahay kii 1960,lagu waayey xoriyadii)
UDUB

Ujeedo:- Cambaarayn go,aankii ka soo baxay Guriga Dahir Riyaale Kaahin(Gudoomiyaha Xisbiga UDUB). ee uu kaga soo horjeestay tartanka Musharaxnimada Xisbiga UDUB:-Qalinkii Abdi M.Saleiman (Mingiste)

Runtii waxaa wax laga naxo/laga xishoodo  ah go,aanka ...
Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Yaa harageedii nagaga celiya Qaybtii 4aad. Qalinkii Abdi M.Saleiman (Mingiste)

Yaa harageedii nagaga celiya  Qaybtii 4aad. Qalinkii Abdi ...
artical

Xalka Khilaafka UDUB:Qalinkii Aqoonyahan By Ahmed Ismail Abdi (Haji)

Xisbiga UDUB oo ah xisbigii ugu horeeyay ee ...

shabakada wararka ee hawd news

Haddii aad U baahan tahay In aad La xidhiidho Editor ka Shabakada kala Xidhiidh emailkan: HAWDNEWS@HOTMAiL.COM, HAWDNEWS@GMAIL.COM